Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 11:9-10 in Somali

Help us?

LUUKOS 11:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Waxaan idinku leeyahay, Weyddiista oo waa laydin siin doonaa; doona oo waad heli doontaan; garaaca oo waa laydinka furi doonaa.
10 Waayo, mid kasta oo weyddiista waa la siiyaa; kii doonaana waa helaa; kii garaacana waa laga furi doonaa.
LUUKOS 11 in Kitaabka Quduuska Ah