Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 10:32-33 in Somali

Help us?

LUUKOS 10:32-33 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Sidaas oo kalena nin reer Laawi ah goortuu meeshaas yimid oo arkay, ayuu dhinaca kale maray.
33 Laakiin nin reer Samaariya ah intuu socday ayuu meeshiisa yimid, oo markuu arkay ayuu u naxariistay.
LUUKOS 10 in Kitaabka Quduuska Ah