Text copied!
Bibles in Somali

LUUKOS 10:19-20 in Somali

Help us?

LUUKOS 10:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Bal ogaada, waxaan idin siiyey amar aad kula tumataan abeesooyin iyo dabaqalloocyo iyo xoogga oo dhan ee cadowga; innaba waxba idinma yeeli doono.
20 Laakiin tan ha ku farxina in jinniyadu ay idinka dambeeyaan, laakiin ku farxa in magacyadiinnu ay jannada ku qoran yihiin.
LUUKOS 10 in Kitaabka Quduuska Ah