Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 9:17-18 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 9:17-18 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Oo haddana wuxuu keenay qurbaankii hadhuudhka, markaasuu cantoobo muggeed ka qaaday oo ku dul gubay meesha allabariga, kaasoo ka gooni ah qurbaankii la gubayay oo subaxnimada.
18 Oo weliba wuxuu gowracay dibigii iyo wankii ahaa allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo dadka aawadiis loo bixinayay; oo markaasay wiilashii Haaruun isagii u keeneen dhiiggii, oo isna wuxuu ku dul rusheeyey hareeraha meesha allabariga.
LAAWIYIINTII 9 in Kitaabka Quduuska Ah