Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 9:14-16 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 9:14-16 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Markaasuu biyo ku maydhay uurkujirtii iyo addimmadii, oo wuxuu ku dul gubay qurbaankii la gubayay oo meesha allabariga saarnaa.
15 Oo haddana wuxuu keenay qurbaankii dadka, oo wuxuu soo waday ridii dadka u ahayd qurbaankii dembiga, wuuna gowracay oo u bixiyey dembi aawadiis, siduu kan hore yeelay.
16 Oo haddana wuxuu keenay neefkii qurbankii la gubo ahaa, oo si qaynuunka waafaqsan ayuu u bixiyey.
LAAWIYIINTII 9 in Kitaabka Quduuska Ah