Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 8:32-33 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 8:32-33 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Oo hilibka iyo kibista wixii ka hadhana waa inaad dab ku gubtaan.
33 Oo idinkuna waa inaydaan ka bixin iridda teendhada shirka intii toddoba maalmood ah, ilaa maalmaha quduus laydinka dhigay ay dhammaystirmaan, waayo, isagu wuxuu quduus idinka dhigayaa intii toddoba maalmood ah.
LAAWIYIINTII 8 in Kitaabka Quduuska Ah