Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 8:18-19 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 8:18-19 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Oo haddana wuxuu keenay wankii ahaa qurbaanka la gubo, oo Haaruun iyo wiilashiisiina gacmahooday madaxa ka saareen wankii.
19 Oo isna wankii wuu gowracay, markaasaa Muuse dhiiggii ku dul rusheeyey hareeraha meesha allabariga.
LAAWIYIINTII 8 in Kitaabka Quduuska Ah