Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 7:9-11 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 7:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Oo qurbaan kasta oo hadhuudh ah oo foorno lagu dubo, iyo wax alla wixii birdaawe ama digsi lagu sameeyo waxaa iska leh wadaadka bixiya.
10 Oo qurbaan kasta oo hadhuudh ah oo saliid lagu daray amase engeg ah waa inay wiilasha Haaruun oo dhammu lahaadaan, oo sidii mid u cuno kan kalena ha u cuno.
11 Oo kanuna waa sharciga ku saabsan allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo Rabbiga loo bixiyo.
LAAWIYIINTII 7 in Kitaabka Quduuska Ah