Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 4:10-11 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 4:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 sida dibiga allabariga qurbaannada nabaadiinada ah looga qaado oo kale, oo wadaadku ha ku dul gubo meesha allabariga ee qurbaanka la gubo.
11 Oo dibiga haraggiisa iyo hilibkiisa oo dhan, iyo madaxiisa, iyo addimmadiisa, iyo uurkujirtiisa, iyo uuskiisa,
LAAWIYIINTII 4 in Kitaabka Quduuska Ah