Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 27:32 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 27:32 in Kitaabka Quduuska Ah

32 Oo kulli meeltobnaadka lo'da ah ama kan adhiga ah oo dhan, wax alla wixii lagu tiriyo ee hoos maro usha adhijirka, meeltobnaadku waa inuu Rabbiga quduus u ahaadaa.
LAAWIYIINTII 27 in Kitaabka Quduuska Ah