Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 26:3-4 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 26:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Haddaad qaynuunnadayda ku socotaan, oo aad amarradayda dhawrtaan oo yeeshaan,
4 markaasaan roobkiinna idin siinayaa xilligiisa, oo dhulkuna wuxuu dhali doonaa midhihiisa, dhirta duurkuna midhahooday dhali doonaan.
LAAWIYIINTII 26 in Kitaabka Quduuska Ah