Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 26:28-29 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 26:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 markaasaan aniguna gees idinka ahaan doonaa, waanan xanaaqi doonaa, oo dembiyadiinna aawadoodna ayaan toddoba jeer oo kale idiin edbin doonaa.
29 Oo waxaad cuni doontaan hilibka wiilaashiinna, oo waxaad cuni doontaan hilibka gabdhihiinna.
LAAWIYIINTII 26 in Kitaabka Quduuska Ah