Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 26:25-26 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 26:25-26 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Oo waxaan idinku soo dejin doonaa seef idinka aargudda aanadii axdiga, oo magaalooyinkiinna waad ku soo wada ururi doontaan, oo anna belaayo waan idinku dhex ridi doonaa, markaasaad cadowga u gacangeli doontaan.
26 Oo markaan usha kibistiinna jebiyo, toban naagood ayaa kibistiinna isku foorno ku dubi doonta, oo haddana waxay kibistiina idinku siin doonaan miisaan, oo kolkaad cuntaanna kama dhergi doontaan.
LAAWIYIINTII 26 in Kitaabka Quduuska Ah