Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 25:39-40 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 25:39-40 in Kitaabka Quduuska Ah

39 Oo haddii walaalkaa miskiin noqdo isagoo kula jooga oo uu iska kaa iibiyo, waa inaadan isaga ka dhigin inuu kuugu adeego sidii addoon oo kale,
40 laakiinse waa inuu kuula joogaa sidii midiidin la kiraysto iyo sidii mid socoto ah, oo waa inuu kuu adeegaa tan iyo sannadda yubilii ah,
LAAWIYIINTII 25 in Kitaabka Quduuska Ah