Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 25:27-28 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 25:27-28 in Kitaabka Quduuska Ah

27 markaas ha tiriyo sannadaha la iibiyey, oo waxa dheeraadka ah ha u celiyo ninkii uu ka iibiyey; oo hantidiisii ha ku noqdo.
28 Laakiinse hadduusan soo ceshan karin, markaas wixii uu iibiyey waxay ku sii jiri doonaan kii ka iibsaday gacantiisa tan iyo sannadda yubilii ah, oo sannadda yubiliiga ah ayaa waxaasu gacantiisa ka bixi doonaan, oo isna markaasuu hantidiisii ku noqon doonaa.
LAAWIYIINTII 25 in Kitaabka Quduuska Ah