Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 25:13-15 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 25:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo sannaddaas yubilii ah midkiin kastaa waa inuu ku noqdaa hantidiisii.
14 Oo haddaad deriskaaga wax ka iibisid, ama haddaad gacanta deriskaaga wax ka iibsatid, waa inaan midkiinna midka kale dulmin.
15 Oo sannadaha wakhtiga yubilii ah ka dambeeya siday tiradoodu tahay waa inaad deriskaaga wax uga iibsataa, oo isna wax ha kaaga iibiyo siday tahay sannadaha wax la goosto.
LAAWIYIINTII 25 in Kitaabka Quduuska Ah