Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 23:31-32 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 23:31-32 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Waa inaydaan innaba shuqul qaban cayn kastoo uu yahayba, oo kaasu weligiinba waa idiin qaynuun tan iyo ab ka ab meel kastoo aad deggan tihiinba.
32 Oo dharaartaasu waxay idiin ahaan doontaa sabti nasasho weyn leh, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan. Oo bisha maalinteeda sagaalaad waa inaad dhawrtaan sabtidiinna tan iyo fiid ilaa ka fiid.
LAAWIYIINTII 23 in Kitaabka Quduuska Ah