Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 22:31-33 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 22:31-33 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad xajisaan oo yeeshaan amarradayda, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.
32 Waa inaydaan wax nijaas ah ka sheegin magacayga quduuska ah, laakiinse quduus baan ku dhex ahaan doonaa dadka reer binu Israa'iil, waayo, anigu waxaan ahay Rabbiga quduus idinka dhiga,
33 oo dalkii Masar idiinka soo bixiyey inuu Ilaah idiin ahaado aawadeed, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.
LAAWIYIINTII 22 in Kitaabka Quduuska Ah