Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 22:23 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 22:23 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Oo dibi yar ama wan yar miduu yahayba neefkii jidhkiisu wax dheeraad ah leeyahay ama xubnihiisa wax ka dhiman yihiin, kaas qurbaan ikhtiyaar ah waad u bixin kartaa, laakiinse nidar daraaddiis loo aqbali maayo.
LAAWIYIINTII 22 in Kitaabka Quduuska Ah