Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 21:10-11 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 21:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo kii wadaadka sare walaalihiis ka dhex ah, oo madaxiisa lagu shubay saliiddii subkidda, oo ah kan loo daahiriyey inuu xidho dharka quduuska ah waa inaanay timaha madaxiisu arbushnaan ama uusan dharkiisa dildillaacin.
11 Oo weliba waa inuusan meyd gudaha ugu gelin, oo xataa waa inuusan isu nijaasayn aabbihiis iyo hooyadiis toona.
LAAWIYIINTII 21 in Kitaabka Quduuska Ah