Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 16:28-29 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 16:28-29 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Oo qofkii iyaga gubaana dharkiisa waa inuu maydhaa, oo jidhkiisana biyo ku maydhaa, oo dabadeedna xerada soo galaa.
29 Oo waxaa weligiinba qaynuun idiin ahaan doona inaad bisha toddobaad maalinteeda tobnaad nafihiinna dhibtaan, oo waa inaydaan waxba shuqul qaban cayn kasta ha ahaadee, kiinna waddaniga ah iyo shisheeyaha dhexdiinna degganuba,
LAAWIYIINTII 16 in Kitaabka Quduuska Ah