Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 14:31-33 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 14:31-33 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Oo xataa waxaas uu heli karo middood ha u bixiyo qurbaan dembi, midda kalena qurbaan la gubo, oo qurbaankii hadhuudhka la socda, oo wadaadku waa inuu kan la daahirinayo kafaaraggud ugu sameeyaa Rabbiga hortiisa.
32 Kaasu waa sharciga ku saabsan qofkii cudurka baraska ah qaba, oo aan awoodin inuu keeno wixii daahirintiisa waajibka ku ahaa.
33 Markaasaa Rabbigu la hadlay Muuse iyo Haaruun oo wuxuu ku yidhi,
LAAWIYIINTII 14 in Kitaabka Quduuska Ah