Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 14:24-26 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 14:24-26 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Oo wadaadku markaas waa inuu soo qaadaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, iyo logga saliidda ah, oo wadaadku waa inuu iyaga Rabbiga hortiisa ugu ruxruxaa qurbaan la ruxruxo.
25 Oo waa inuu gowracaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, oo wadaadku waa inuu dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis soo qaadaa, oo taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.
26 Oo waa in wadaadku saliidda ku shubaa calaacasha gacantiisa bidix.
LAAWIYIINTII 14 in Kitaabka Quduuska Ah