Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 13:14-15 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 13:14-15 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Laakiinse mar alla markii boog xumu isaga ka muuqdo, waa inuu nijaas ahaadaa.
15 Oo wadaadku waa inuu boogtii xumayd fiiriyaa oo waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa nijaasaysan yahay, waayo, boogta xumu waa nijaas oo waa baras.
LAAWIYIINTII 13 in Kitaabka Quduuska Ah