Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 12:7 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 12:7 in Kitaabka Quduuska Ah

7 Oo isna qurbaankaas waa inuu ku bixiyaa Rabbiga hortiisa, oo waa inuu iyada kafaaraggud u sameeyaa, oo iyana dhiigbixiddeeda way ka daahirsanaan doontaa. Kanu waa sharciga ku saabsan tii dhasha ama wiil ha ahaado ama gabadhe.
LAAWIYIINTII 12 in Kitaabka Quduuska Ah