Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 12:1-2 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 12:1-2 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Markaasaa Rabbigu Muuse la hadlay oo wuxuu ku yidhi,
2 Reer binu Israa'iil la hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Haddii naagu ilmo uuraysato oo ay wiil dhasho, markaas intii toddoba maalmood ah waa inay nijaas ahaataa, oo waxay u nijaasoobaysaa siday nijaasta u ahayd maalmihii dhiiggeeda.
LAAWIYIINTII 12 in Kitaabka Quduuska Ah