Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 11:9-10 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 11:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Waxa biyaha ku dhex jira oo dhan kuwan ka cuna: wax alla wixii baalal iyo qolfo leh oo ku dhex jira biyaha iyo badaha iyo webiyada cuna.
10 Laakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn oo ku dhex jira badaha iyo webiyada, iyo waxa biyaha ku dhex dhaqdhaqaaqa oo dhan, iyo kulli waxyaalaha noolnool oo biyaha ku dhex jira oo dhammu waa idinka karaahiyo.
LAAWIYIINTII 11 in Kitaabka Quduuska Ah