Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 11:13-15 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 11:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo haaddana waxaa idinka karaahiyo ah kuwan, oo iyaga waa inaan la cunin, waayo, iyagu waa karaahiyo, waana baqalyada, iyo babawga, iyo saratoosiyaha,
14 iyo xuunshada, iyo shimbirlaayaha, iyo faragooysta caynkeeda,
15 iyo cayn kasta oo tuke ah,
LAAWIYIINTII 11 in Kitaabka Quduuska Ah