Text copied!
Bibles in Somali

LAAWIYIINTII 11:10 in Somali

Help us?

LAAWIYIINTII 11:10 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Laakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn oo ku dhex jira badaha iyo webiyada, iyo waxa biyaha ku dhex dhaqdhaqaaqa oo dhan, iyo kulli waxyaalaha noolnool oo biyaha ku dhex jira oo dhammu waa idinka karaahiyo.
LAAWIYIINTII 11 in Kitaabka Quduuska Ah