Text copied!
Bibles in Somali

ISHACYAAH 1:13 in Somali

Help us?

ISHACYAAH 1:13 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Mar dambe ha ii keenina qurbaanno aan waxtar lahayn, fooxu waa ii karaahiyo, bilaha cusub, iyo maalmaha sabtida, iyo isuyeedhidda shirarkaba uma aan adkaysan karo, oo xataa shirka weyn waa dembi.
ISHACYAAH 1 in Kitaabka Quduuska Ah