Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 5:6-7 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 5:6-7 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse gacaliyahaygii wuu iska noqday, wuuna tegey. Naftaydii markuu hadlay way naxday. Isagaan doondoonay, laakiinse waan heli kari waayay. Waan u dhawaaqay, laakiinse innaba iima uu jawaabin.
7 Oo waardiyayaashii magaalada dhex warwareegayay ayaa i helay Wayna i garaaceen oo i dhaawaceen. Oo kuwii derbiyada dhawrayay ayaa garbasaartaydii iga qaaday.
GABAYGII SULAYMAAN 5 in Kitaabka Quduuska Ah