Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 4:3-5 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 4:3-5 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Bushimahaagu waa sida dun guduudan, Oo afkaaguna waa qurxoon yahay, Oo dhafoorradaada indhashareertaada ku qarsoonuna waa sida xabbad rummaan ah jeexeed.
4 Qoortaaduna waa sida munaaraddii Daa'uud oo loo dhisay inay ahaato meel hubka dagaalka la dhigto, Oo ay sudhan yihiin kun gaashaan, Oo ah gaashaammadii ragga xoogga badan oo dhan.
5 Oo labadaada naasna waa sida laba gibin oo mataano ah oo cawl dhashay. Oo ubaxshooshannada dhexdooda daaqaya.
GABAYGII SULAYMAAN 4 in Kitaabka Quduuska Ah