Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 2:11-13 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 2:11-13 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Waayo, qabowgii wuu na dhaafay, Oo roobkiina wuu dhammaaday, wuuna qaaday,
12 Ubaxii dhulkuu ka muuqanayaa, Oo wakhtigii shimbirruhu gabyi jireenna waa la gaadhay, Oo codkii qoolleydana dalkayagaa laga maqlayaa.
13 Berduhu midhihiisuu soo bixinayaa, Oo geedaha canabkuna way ubxinayaan, Wayna soo carfayaan. Taan jeclahayay, soo kac, taydan qurxoonay i soo raac.
GABAYGII SULAYMAAN 2 in Kitaabka Quduuska Ah