Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 1:4-5 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 1:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 I soo jiido, waannu kaa daba ordaynaaye. Boqorkii wuxuu i soo geliyey qolladihiisii. Saaxiibadaha Hadlayaa Annagu waannu kugu farxi doonnaa, oo waannu kugu rayrayn doonnaa, Oo jacaylkaagana waxaannu u sii xusuusan doonnaa in khamri ka sii badan. Gacalisada Hadlaysaa Si qumman ayay kuu jecel yihiin.
5 Gabdhaha reer Yeruusaalemow, Anigu waan madoobahay, laakiinse waan u qurxoonahay Sida teendhooyinkii reer Qedaar Iyo sida daahyadii Sulaymaan.
GABAYGII SULAYMAAN 1 in Kitaabka Quduuska Ah