Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 1:13-14 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 1:13-14 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Gacaliyahaygu wuxuu ii yahay sida guntin malmal ah Oo habeenkii oo dhan naasahayga ku dhex jirta.
14 Gacaliyahaygu wuxuu ii yahay sida xidhmo ubax xinne ah Oo beeraha canabka ah ee Ceyn Gedii ku yaal.
GABAYGII SULAYMAAN 1 in Kitaabka Quduuska Ah