Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 2:12-14 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 2:12-14 in Kitaabka Quduuska Ah

12 Markaasay wada yaabeen oo shakiyeen, oo waxay isku yidhaahdeen, Tani micneheedu waa maxay?
13 Qaar kalena waa ku qosleen oo waxay yidhaahdeen, Kuwan waxaa ka buuxa khamri cusub.
14 Laakiin Butros intuu koob-iyo-tobankii isla taagay, ayuu sare u qaaday codkiisa oo ku yidhi iyaga, Niman yahow reer Yahuudiya iyo dhammaantiinan Yeruusaalem degganow, tan ogaada oo hadalladayda dhegaysta.
FALIMAHA RASUULLADA 2 in Kitaabka Quduuska Ah