Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 23:19-20 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 23:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 Markaasaa sirkaalkii sare gacanta ku qabtay isagii oo gees ula leexday oo gooni ahaan u weyddiiyey isagoo leh, Waa maxay warkaad qabtaa inaad ii sheegtid?
20 Markaasuu ku yidhi, Yuhuuddu waxay ku heshiiyeen inay kuu weyddiistaan inaad berrito Bawlos shirka hor keentid sidii adigoo doonaya inaad u sii weyddiisatid wax ku saabsan isagii.
FALIMAHA RASUULLADA 23 in Kitaabka Quduuska Ah