Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 19:22-23 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 19:22-23 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Markaasuu wuxuu Makedoniya u diray laba ka mid ah kuwii isaga u adeegi jiray oo ahaa Timoteyos iyo Erastos, isaga qudhiisuse wuxuu ku hadhay Aasiya intii muddo ah.
23 Haddaba waxaa wakhtigaas kacday rabshad aan yarayn oo ku saabsan Jidka.
FALIMAHA RASUULLADA 19 in Kitaabka Quduuska Ah