Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 19:18-20 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 19:18-20 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Markaasaa qaar badan oo rumaystay yimaadeen iyagoo qiranaya oo caddaysanaya falimahooda.
19 Kuwii sixir fali jirayna qaarkood intay kitaabbadoodii ururiyeen ayay dadka hortooda ku wada gubeen; wayna tiriyeen qiimadooda, oo waxay arkeen inay ahayd konton kun oo gogo' oo lacag ah.
20 Sidaasaa ereygii Rabbigu xoog ugu batay oo u adkaaday.
FALIMAHA RASUULLADA 19 in Kitaabka Quduuska Ah