Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 19:10-12 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 19:10-12 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Taasuna laba sannadood ay socotay, si dadkii Aasiya degganaa, oo Yuhuud iyo Gariigba lahaa, ay u wada maqleen ereyga Rabbiga.
11 Ilaahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah,
12 sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen.
FALIMAHA RASUULLADA 19 in Kitaabka Quduuska Ah