Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 18:26-27 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 18:26-27 in Kitaabka Quduuska Ah

26 oo wuxuu bilaabay inuu geesinimo kaga dhex hadlo sunagogga. Laakiin Bariskilla iyo Akula, markay maqleen isagii, ayay kaxaysteen, kolkaasay aad ugu sii caddeeyeen jidka Ilaah.
27 Oo markuu damcay inuu u sii dhaafo Akhaya, ayaa walaalihii dhiiro geliyeen, oo waxay xerta u qoreen inay soo dhoweeyaan isagii; markuu yimidna aad buu u caawiyey iyagii, kuwaasoo nimco ku rumaystay,
FALIMAHA RASUULLADA 18 in Kitaabka Quduuska Ah