Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 17:14-16 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 17:14-16 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Markaasaa walaalihii kolkiiba Bawlos u direen inuu tago ilaa badda; Silas iyo Timoteyosna halkaasay weli joogeen.
15 Laakiin kuwii Bawlos ambabbixiyey waxay isagii keeneen ilaa Ateenay; markaasay ka tageen iyagoo Silas iyo Timoteyos amar u qaadaya inay degdeg u yimaadaan.
16 Haddaba Bawlos intuu Ateenay ku sugayay iyagii, ruuxiisu waa kacay markuu arkay magaalada oo sanamyo ka buuxaan.
FALIMAHA RASUULLADA 17 in Kitaabka Quduuska Ah