Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 15:31-35 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 15:31-35 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Markay akhriyeenna ayay waanadii ku farxeen.
32 Yuudas iyo Silas, iyagoo qudhooduna nebiyo ahaa, ayay hadallo badan walaalihii ku waaniyeen oo ku xoogeeyeen.
33 Oo markay muddo joogeen dabadeed ayaa walaalihii nabad ugu direen kuwii iyagii u soo diray.
34 Laakiin waxaa Silas la wanaagsanaatay inuu meeshaas sii joogo.
35 Laakiin Bawlos iyo Barnabas ayaa Antiyokh sii joogay, oo waxay kuwo badan oo kale la barayeen oo kula wacdiyeyeen ereyga Rabbiga.
FALIMAHA RASUULLADA 15 in Kitaabka Quduuska Ah