Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 15:28-30 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 15:28-30 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Waxaa la wanaagsanaatay Ruuxa Quduuska ah iyo annagaba inaannan idin saarin culaab ka weyn waxyaalahan waajibka ah.
29 Waa inaad ka fogaataan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiig, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada. Kuwaas haddaad iska dhawrtaan si wanaagsan baad yeeli doontaan. Nabadgelyo.
30 Sidaas daraaddeed, kolkii la diray ayay waxay yimaadeen Antiyokh; oo markay dadkii badnaa isu ururiyeen dabadeed waxay u dhiibeen warqaddii.
FALIMAHA RASUULLADA 15 in Kitaabka Quduuska Ah