Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 14:4-5 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 14:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Markaasaa dadkii badnaa oo magaaladu kala qaybsameen, oo qaar waxay raaceen Yuhuudda, qaarna rasuulladii.
5 Markii dadkii aan Yuhuudda ahayn iyo Yuhuuddaba, iyaga iyo taliyayaashoodii, ay ku yaaceen inay caayaan oo dhagxiyaan,
FALIMAHA RASUULLADA 14 in Kitaabka Quduuska Ah