Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 14:15-16 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 14:15-16 in Kitaabka Quduuska Ah

15 oo leh, Niman yahow, maxaad waxyaalahan u samaynaysaan? Annagu waxaannu nahay niman idinla dabiicad ah, oo waxaannu idiin keenaynaa war wanaagsan inaad ka soo jeesataan waxyaalahan aan micnaha lahayn oo u jeesataan Ilaaha nool, kaasoo sameeyey samada iyo dhulka iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan,
16 kaasoo qarniyada tegey quruumaha oo dhan u oggolaaday inay jidadkooda ku socdaan.
FALIMAHA RASUULLADA 14 in Kitaabka Quduuska Ah