Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 13:50-52 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 13:50-52 in Kitaabka Quduuska Ah

50 Laakiin Yuhuuddu waxay soo kiciyeen dumarkii cibaadada iyo sharafta lahaa iyo raggii madaxda magaalada ahaa, silec bayna Bawlos iyo Barnabas ku kiciyeen, oo soohdintoodii bay ka eryeen iyagii.
51 Laakiin markay siigadii cagahooda ka dhabaandhabeen, dabadeed ayay waxay yimaadeen Ikoniyon.
52 Xertiina waxaa ka buuxsamay farxad iyo Ruuxa Quduuska ah.
FALIMAHA RASUULLADA 13 in Kitaabka Quduuska Ah