Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 13:43-44 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 13:43-44 in Kitaabka Quduuska Ah

43 Haddaba markii sunagogga laga tegey, kuwa badan oo Yuhuud ah iyo kuwa cibaadaysan oo Yuhuudda raacsan ayaa waxay raaceen Bawlos iyo Barnabas, kuwaas oo la hadlayay iyaga oo ku adkeeyey inay nimcada Ilaah ku sii wadaan.
44 Sabtida dambe ayaa magaaladii oo dhan in yar mooyaane isugu timid inay maqasho ereyga Ilaah.
FALIMAHA RASUULLADA 13 in Kitaabka Quduuska Ah