Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 13:24-26 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 13:24-26 in Kitaabka Quduuska Ah

24 oo intuusan imanba, Yooxanaa wuxuu dadka Israa'iil oo dhan hore ugu wacdiyey baabtiiska toobadda.
25 Oo intii Yooxanaa shuqulkiisa dhammaynayay, wuxuu yidhi, Yaad u malaynaysaan inaan ahay? Anigu isagii ma ihi. Laakiin, bal eega, waxaa iga daba imanaya mid aanan istaahilin inaan kabaha cagihiisa ka furo.
26 Walaalayaalow, idinkoo ah farcankii Ibraahim iyo kuwa idinku dhex jira oo Ilaah ka cabsadow, innaga ayaa laynoo soo diray ereyga badbaadintan.
FALIMAHA RASUULLADA 13 in Kitaabka Quduuska Ah