Text copied!
Bibles in Somali

FALIMAHA RASUULLADA 12:4-5 in Somali

Help us?

FALIMAHA RASUULLADA 12:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo kolkuu qabtayna, wuxuu ku riday xabsi, oo u dhiibay afar kooxood oo afar askari ah inay ilaaliyaan, isagoo doonaya inuu Iidda Kormaridda dabadeed dadka u soo saaro.
5 Sidaas darteed Butros xabsigaa lagu hayay; laakiin kiniisadda baa Ilaah aad iyo aad ugu bariday isaga.
FALIMAHA RASUULLADA 12 in Kitaabka Quduuska Ah